Home WARARKA Somali News UNICEF oo shaacisay Liiska caruurta dhashay habeenki 2020 ga
3 weeks ago

UNICEF oo shaacisay Liiska caruurta dhashay habeenki 2020 ga

Sida ay sheegtay hay’adda carruurta u qaabilsan Qaramada Midoobey ee UNICEF, qiyyaas ahaan, waxaa maalinta ugu horeysay ee sannadkan 2020-ka dunida ku dhashay carruur gaareysa 392,078.

Sideedda dal ee tirada ugu badan ay ku dhasheen waxay kala yihiin: (Xigasho: UNICEF)

• Hindiya — 67,385

• Shiinaha — 46,299

• Nigeria — 26,039

• Pakistan — 16,787

• Indonesia — 13,020

• Mareykanka — 10,452

• DR Congo — 10,247

• Itoobiya — 8,493

“Bilowga sannad cusub iyo toban sano oo cusub waa fursadda aan dib ugu noqon karno rajadeena iyo himilooyiinkeena. Keliya ma ahan mustaqbalkeena, balse mustaqbalka kuwa inaga dambeeya”, ayuu yiri Henrietta Fore, Agaasimaha Fulinta UNICEF.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Check Also

War-Saxaafadeed Madaxwayne Trump oo ka hadlay dilki sargaalki Iran sulaymani

Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanku uu u dilay hogaamiyihii sare ee milater…