Goormu Soo Baxaya Oo Tiyaatarada La Saaraya Filimka Cusub Ee ” SANJU ”

Sanju waa filim cusub oo Hindi ah oo la filayo in lasii daayo todobaadkan gudahiisa.
Filimkan ayaa waxaa looga hadlaya nolasha Actor-ka caanka ah ee Sanjay Dutt, waxana Director ka ah Rajkumar Hirani , sidoo kale waxaa hogaaminaya Ranbir Kapoor, Sonam Kapoor , Dia Mirza iyo Paresh Rawal.
Waxaa kaloo kasoo muuqan doona filimkan, Manisha Koirala , Vicky Kaushal , Jim Sarbh , Boman Irani , Karishma Tanna , Anushka Sharma , Tabu , Jaideep Ahlawat , Nawab Shah , Ashwin Mushran , M.L. Josepher iyo Steven Allen.
Filimkan Sanju wuxuu soo bixi doona oo tiyaatarada Hindiya la saaraya 29 July ee sanadkan 2018.
Guddiga gurmadka fatahaadaha oo warar dheeraada Kasoo saaray xaaladda Magaalada Baladweyne
Xubnaha Guddiga gurmadka fatahaadaha ee uu Magacaabay Ra’iisul wasaaraha Dalka Xasan…