Home Wararka Filimada Maalinta Berri Oo La Filayo In Lagu Dhawaaqo Gabadha Ugu Quruxda Badan Dunida Iyo….
June 18, 2018

Maalinta Berri Oo La Filayo In Lagu Dhawaaqo Gabadha Ugu Quruxda Badan Dunida Iyo….

Manushi Chhillar waa gabadha ku guuleysatay sanadkii ugu dambeeyay quruxda India, ” Femine Miss India 2017”

waxaa sanadkan ku loolamay gabdho badan, oo afar dhinac laga soo xulay.

Gabadha difaacanaysa abaalmarintan quruxda India  ee Manushi Chhillar ayaa mar kale isha ku heeysa inay qaado.

Afarta meel ee laga soo xulayo ayaa kala noqon doonta.

  • North Zone
  • South  Zone
  • East Zone
  • West Zone.

Abaalmarino badan ayaa la bixin doona beri, goobta lagu bixin doonana waa Mumbai.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Check Also

Guddiga gurmadka fatahaadaha oo warar dheeraada Kasoo saaray xaaladda Magaalada Baladweyne

Xubnaha Guddiga gurmadka fatahaadaha ee uu Magacaabay Ra’iisul wasaaraha Dalka Xasan…